Bulshada Samoa (Seattle)

  • By Kathleen Kemezis
  • Posted 11/29/2010
  • HistoryLink.org Essay 9646
See Additional Media

Mawjaddii ugu horaysay ee muhaajiriinta Samoa waxay soo galeen Seattle ka dib Dagaalkii II ee Adduunka. Qaar badan oo soo galooti cusubi waxay ka shaqeeyeen saldhigga ciidanka badda ee Pago Pago, caasimadda Samoa-da Maraykanka, taasoo xidhantay dhammaadkii dagaalka. Markii dambe muhaajiriintu waxay ku biireen xubno qoys oo sii deggenaa si ay u helaan tacliin fiican iyo fursado shaqo oo fiican. Muhaajiriintii hore ee gobolku waxay aasaaseen kaniisato, inta badan qoysas ku abtirsada, kaasoo siiya taageero siina wada dhaqanka bulshada koraysa. U dhaqdhaqaaqayaasha iyo hoggaamiyeyaasha Samoa waxay abuureen barnaamijyo iyo xarumo bulsho si loogu sharfo looguna xafido dhaqanka Samoa iyo si loola dagaalamo arrimaha socda ee shaqo la’aanta, faqriga, dambiga, iyo ka hadhista saraysa ee tacliinta dhalinta Samoa, oo ay qaybka tahay tababar la’aan luuqadda Ingiriisiga ee kuwa ku hadla Samoa. Xarunta Samoa ee Seattle iyo Xoogga Tacliinta Samoa waxa la aasaasay labadaba 1970dii, waxana la sameeyey cutubka Ururka Waalidka Macalinka Ardayga ee Samoa iyo Pacific Islanders-ka 2000. Bulshadu waxay siisaa abaal gud ciyaartooygeeda aadbayna u soo baxdaa si ay u taageerto Kooxda Kirikitka. 1993 “Aso Mo Samoa” ama Maalinta Bulshada Samoa ee u horeeysay ayay ugu dabaaldegeen dhaqanka Samoa qoobka-ciyaar dhaqameed, heesid, cuntada jasiiradda, caadooyin iyo xaflad dhaqameed, iyo ciyaaro kirikit. Bulshadan bogasashada og dareenka xooganna lihi waxay ka badbaaday dayac kaga yimi dawladda hoose iyo khilaaf gudeed ka soo saartay koonfurta Seattle iyo galbeedka seattle bulshada qoomiyad ruxmaysa. Sannadkii 2000 qiyaastii 8,000 oo Samoa Maraykankan ah ayaa ku noolaa gobolka Washington, 80 boqolkiiba waxay deggenaayeen degmooyinka King iyo Pierce.


Sources:

David B. Berrian, "The Samoan Community in Seattle: A Needs Assessment," 1980, City of Seattle, Department of Human Resources; Max Boot, The Savage Wars of Peace: Small Wars and the Rise of American Power (New York: Basic Books, 2002).Hilda Bryant, “The Northwest’s Newest Immigrants,” Seattle Post-Intelligencer, December 13, 1981, p. B1-2; Cassie Chinn, “Narrative Report: Asian Pacific Islander Americans in Southeast Seattle,” manuscript dated December 15, 2009, The Wing Luke Asian Museum, Seattle, Washington; George Foster, “Samoa Comes to S. Holly St. (Taamu Faiumu became chief),” Seattle Post-Intelligencer, August 1, 1975, p. A-5; Shalin Hai-Jew, “Immigrant Workers Present Benefits and Challenges: E.O.C. Holds Workshop For Employees,” Northwest Asian Weekly, October 13, 1995, p. 6; J. J. Jensen, "Pasefika Helps Celebrate Pacific Islanders' Heritage," The Seattle Times, August 13, 2004, p. E-2; Kathleen Kemezis telephone interview with Pastor Washington Talaga, November 19, 2010, Seattle; Lydia Ruth Dougherty Kotchek, “Adaptive strategies of an invisible ethnic minority, the Samoan population of Seattle, Washington” (Ph. D. diss., University of Washington, 1975); Lynn Kruse, “Focus on Samoans,” Seattle Post-Intelligencer, March 1, 1975, p. A-4; Phuong Cat Le, “A Swinging Sport for the Whole Family,” Seattle Post-Intelligencer, August 18, 2001; Barbara Burns McGrath, “Seattle Fa'a Samoa (Samoans in Seattle, Washington),” The Contemporary Pacific Vol. 14, No. 2 (Fall 2002); John J. Reddin, “Nationality Groups Are Vital Segments in Seattle’s Progress,” The Seattle Sunday Times, October 23, 1960, p 18; John J. Reddin, “Small Fia Fia Ends Up with 120 Outdoors,” The Seattle Times, April 11, 1961, p. A; Fiasili Savusa, “Leo O Tupulaga Samoa: Voices of Samoa Raised for Change,” International Examiner, April 21-May 4, 2004, p. 8; Carol Simmons, “The South Pacific Islander Program Celebrates Its History,” Northwest Asian Weekly, July 10, 1993, p. 6;  “Helping Samoan Students Beat Odds," The New York Times, July 29, 1992 (http://www.proquest.com.ezproxy.spl.org:2048/); James Tabafunda, “Betty Patu, An Educator Who Won’t Give Up,” Northwest Asian Weekly, December 5-11, 2009, p. 3; David A. Takami, Shared Dreams: A History of Asians and Pacific Americans in Washington State (Seattle: Washington Centennial Commission, 1989)Lornet Turnbull, "Statistics Often Cover Up Pacific Islanders' Plight," The Seattle Times, May 12, 2007, p. B-1;  Frank Vinluan, “PTSA May Be First Based on Ethnicity -- Dropout Rate Concerns Pacific Islander group,” The Seattle Times, August 24, 2000, p. B-1; Karen West, “Fairview Space is Sought for Samoan Center,” Seattle Post-Intelligencer, March 26, 1978, p. B-1.


Licensing: This essay is licensed under a Creative Commons license that encourages reproduction with attribution. Credit should be given to both HistoryLink.org and to the author, and sources must be included with any reproduction. Click the icon for more info. Please note that this Creative Commons license applies to text only, and not to images. For more information regarding individual photos or images, please contact the source noted in the image credit.
This work is licensed under a Creative Commons Attribution-NonCommercial-NoDerivs 3.0 Unported License
Major Support for HistoryLink.org Provided By: The State of Washington | Patsy Bullitt Collins | Paul G. Allen Family Foundation | Museum Of History & Industry | 4Culture (King County Lodging Tax Revenue) | City of Seattle | City of Bellevue | City of Tacoma | King County | The Peach Foundation | Microsoft Corporation, Other Public and Private Sponsors and Visitors Like You