Beera nasashada ee Rizal Park (Seattle)

  • By David Wilma
  • Posted 4/05/2001
  • HistoryLink.org Essay 3168
See Additional Media

Dr. Jose Rizal Park waa rako ku taala taaga waqooyi-galbeed ee Beacon Hill-ta Seattle, halkaas oo laga arki-karo muuqaal quruxbadanee Suuqa badhtama(downtown) Seattle, Puget Sound, Olympics, iyo Cascades. Beertu waxay ku taalaaqayb kamida gurig ku yaala jiirada waqooyin ee Beacon Hill taasoo Magaalada Seattle ay la wareegtay 1917 si ay uga dhisto gidaarada celinta,teegarada, iyo bullaacado halkaasoo qudista jidadka Jackson St. iyo Dearborn St. ay ka dhigeen buurtaa mid aan sugenyn. Goobta beertu waxay sii ahayd mid aan la hagaajin ilaa 1971, markii Waaxda Beeruhu ay dhistay meel beereed iyo meel wax la arko oo ku taala 12th Avenue S. beerta waxa lagu magacaabay Dr. Rizal, ka dib codsiga Jamciyada filibiinta ee Filipino Alumni Association, 1974 waxana si rasmi ah loogu hirgaliyay 1979. Magacu wuxuu sharfayaa nin waxgarada oo wadani Filipino ah, oo maamulka Isbaanishu dilka ku fuliyeen 1896 sababtuna ay ahayd doodiis in Filibiin ka xorowdo Isbaanishka, waxana sidoo kale astaan u tahay Filibiiniyiinta u soo haajiray Seattle laga bilaabo 1900, kadib markii Maraykanku la wareegay Filibiin.


Sources:

Don Sherwood, "Rizal Park," Interpretive Essays on the History of Seattle Parks, bound handwritten manuscript dated 1977, Seattle Room, Seattle Public Library; Andrew Hedden, "Filipino Americans and the Making of Seattle's Dr. Jose P. Rizal Bridge and Park," University of Washington Seattle Civil Rights & Labor History Project website accessed October 11, 2018 (http://depts.washington.edu/civilr/rizal_report.htm#_ednref44). Note: This essay was revised on October 26, 2011, and corrected on October 11, 2018 and June 1, 2021.


Licensing: This essay is licensed under a Creative Commons license that encourages reproduction with attribution. Credit should be given to both HistoryLink.org and to the author, and sources must be included with any reproduction. Click the icon for more info. Please note that this Creative Commons license applies to text only, and not to images. For more information regarding individual photos or images, please contact the source noted in the image credit.
This work is licensed under a Creative Commons Attribution-NonCommercial-NoDerivs 3.0 Unported License
Major Support for HistoryLink.org Provided By: The State of Washington | Patsy Bullitt Collins | Paul G. Allen Family Foundation | Museum Of History & Industry | 4Culture (King County Lodging Tax Revenue) | City of Seattle | City of Bellevue | City of Tacoma | King County | The Peach Foundation | Microsoft Corporation, Other Public and Private Sponsors and Visitors Like You