Laanta Columbia, Maktabadda Dadwaynaha Ee Seattle, waxay ku talaa 4721 Rainier Avenue S ee ku xigta Beerta Columbia oo ku yaala cidhifka waqooyi ee degmada ganacsiga ee xaafada Columbia City ee koonfurta-barri ee Seattle. Dhismaha caanka ah ee la dhisay 1915 ee laantu waa ka ugu yar maktabadaha ka dhisan Seattle laguna dhisay deeq uu bixiyay Samafalahii loo yaqaanay Andrew Carnegie (1835 – 1919). Laanta lafteedu waxay bilaabantay taariikhdii 1909, laba sano kadib markii Magaalada Columbia ku darsantay Seattle, markaasoo laan yar laga furay meel ku taalay xaafad saboola oo ka midda hoolkii hore ee xaafada Columbia City. Laga bilaabo aasaaskii laanta 1909, laantu waxay soo martay isbedelo waa-wayn marka la eego xaafada oo hadiyo goor soo jiidata kooxaha socdaalkaah ee kasoo jeeda Talyaani, Eeshiyaan, Jasiiradaha Baasifiga. Marka la eego barnaamijka horumarinta “Libraries for All” (maktabadu ha hellaan dhamaan dadku), boon qiimaheegu yahay $196.4 milyan ayey ansixiyeen codbixiyayaasha Seattle 1998kii. Dhismahawaa la libin-laabay baxadiisa. Wuxuu xidhnaa sannad dib u dhis lagu waday, wuxuu dib u furmay Ogosto 2004. Maktabadda la ballaadhiyey ee dib loo dhisay waxay ilaalinaysaa sifada gaarka ah ee dhismaha calaamad ahaan.
Laanta Xaafada Columbia, Maktabadda Dadwaynaha Ee Seattle
- By David Wilma
- Posted 12/17/2002
- HistoryLink.org Essay 4057
Sources:
"Columbia Branch Library Opened," Seattle Post-Intelligencer, June 7, 1909, Sec. 2, p. 1; "Columbia Library Reopens," newsclipping, May 31, 1986, in "Columbia Library -- Miscellaneous Papers," folder, Seattle Public Library Archives; "Columbia Community Study," report, Seattle Community Services Division, 1981, Ibid.; "Columbia Branch History," typescript, September 15, 1932, in folder "Columbia Library History," Ibid.; "Columbia Library -- Quarterly Reports, April 1915-July 1934," folder, Ibid.; "Columbia Library -- Annual Reports, 1934-1974," folder, Ibid.; "Columbia Branch," Seattle Public Library Website (www.spl.org); Polk's City Directory - Seattle, 1910-1914; "Librarian Wants Aid In Good Work," Rainier Valley Citizen, October 27, 1917, newsclipping, Columbia Branch Library Archives; "Seattle Public Library Directory of Staff, 1967-1970," bound toether, Northwest History Collection, The Seattle Public Library.
Note: This essay was updated on May 29, 2005, on September 10, 2008, and again on February 15, 2009, and was revised slightly on October 26, 2011.