Xarunta Kline Galland

  • By Lee Micklin
  • Posted 10/30/1998
  • HistoryLink.org Essay 88
See Additional Media

Xarunta Kline Galland Hoyga Caroline Kline Galland, oo ku yaala xaafadda Seward Park ee koonfur-bari Seattle, waa guri xannaanayn xirfad leh oo loogu talagalay dadka waawayn ee Yuhuudda ah. In kabadan 90 sano bulshada Yuhuudda Seattle waxay ururinayeen qaadhaan iyo olole hantiyeed si looga taageero hoyga adeegiisa dadka da’da ah ee Yuhuudda ah. Bilowgii waxa lagu maalgaliyey deeq ka timi Caroline Rosenberg Kline Galland (1841 – 1907), hoyga waxa la furay 1914kii.Waxaana markii ugu horeysay degenaa 7 qof. Waxa jirray dad sugayay oo ku jirra liis, laakiin xeerka qeybinta magaaladda, ayaa horjoogsaday in guriga la balaadhiyo, ilaa la-taliyayaasha sharciga ee hoygu ay ku guulaysteen sharci ay geeyeen Maxkamadda Sare ee Maraykanka. Dhisme cusub ayaa la dhisay 1930kii, mar dambana waa la weyneeyaygurigaa. Dhismahaas waxa beddelay xarun cusub oo la furay 1967kii, xarunta iyo barnaamijyada Kline Galland-na labaduba si layaab leh ayey u fideen kadib waqtigaa. 2011, Hoyga Caroline Kline Galland wuxuu awoodaa inuu u adeego 205 deggene.


Sources:

David Stern, The Kline Galland Center: She Started It. Now It's Up to Us to Keep It Going (Seattle: Academy Press, n.d.); Eighty Years of Caring: Timeline and Annual Meeting Agenda (Seattle: The Kline Galland Center, 1994); "History," Kline Galland website accessed November 5, 2011 (www.klinegalland.org/history.html).
Note: This essay was revised and updated on November 5, 2011.


Licensing: This essay is licensed under a Creative Commons license that encourages reproduction with attribution. Credit should be given to both HistoryLink.org and to the author, and sources must be included with any reproduction. Click the icon for more info. Please note that this Creative Commons license applies to text only, and not to images. For more information regarding individual photos or images, please contact the source noted in the image credit.
This work is licensed under a Creative Commons Attribution-NonCommercial-NoDerivs 3.0 Unported License
Major Support for HistoryLink.org Provided By: The State of Washington | Patsy Bullitt Collins | Paul G. Allen Family Foundation | Museum Of History & Industry | 4Culture (King County Lodging Tax Revenue) | City of Seattle | City of Bellevue | City of Tacoma | King County | The Peach Foundation | Microsoft Corporation, Other Public and Private Sponsors and Visitors Like You