22 Luulyo, 2004 Xarunta RajadaTanaadinta Waxbarasheed ayaa la sameeyey iyadoo ah urur aan macaash doon ahayn. Wuxuu ku bilaabay Maxamed A. Cali isagoo ah bare barnaamij oon rasmi ahayn, xaruntu waxay ku taalaa Meesha St. James gudaha Xarunta Cad (Degmada King). Wuxuu noqday urur wejiyo badan oo leh Barbaarintii ilaa fasalka sideedaad iyo barnaamijyo baris gaara, ciyaaro, bulsheed, iyo diyaarin xirfadeed. Xaruntu waxay caawisaa carruurta muhaajiriinta Bariga Afrika iyo qoysaskooda, kuwaas oon ku helin waxbarasho toosa wadamadoodii Itoobiya, Eletariya, iyo Soomaaliya, kuwaasoo waxbarasho ahaan halgamaya.
Xarunta Rajada Tanaadinta Waxbarasheed waxay isku darsameen Xarunta Cad 22 Luuly, 2004 iyagoo ah urur aan macaashdoon ahayn.
- By Jennifer Ott
- Posted 11/25/2010
- HistoryLink.org Essay 9640
Sources:
Jennifer Ott, telephone interview with Mohamed Ali, November 23, 2010, Seattle; "District Staff Train Refugee Community Organizations on Math, Literacy Alignment," School Beat, March 26, 2010, Seattle Public Schools website accessed November 22, 2010 (www.seattleschools.org/area/news/sbnews/sb_staffcomm_031910.html); Hope Academic Enrichment Center entry, Community Technology database, City of Seattle website accessed November 22, 2010 (www2.ci.seattle.wa.us/TechMap/search/tblTechCenterInfoview.asp?key=296); Hope Academic Enrichment Center website accessed November 22, 2010 (www.hopeacademic.org); "Support Home-School Group," Hope Academic Enrichment Center website accessed November 22, 2010 (www.hopeacademic.org/Huda.html); "Support, Prevention and Intervention," Seattle Public Schools website accessed November 22, 2010 (www.seattleschools.org/area/spi/refugee.index.dxml).