Rainier Valley – Taariikhda Yar oo Kooban

  • By David Wilma
  • Posted 3/13/2001
  • HistoryLink.org Essay 3092
See Additional Media

Xaafada Rainier Valley ee Seattle waa xaafad iyo muuqaal juquraafiyeed labadaba. Waa dooxo aan aheyn, biyo-mareen laakiin ah dhul hoose oo u dhaxeeya laba taag, waxay gaadhaysaa ilaa toddoba mayl koonfur-bari laga soo bilaabo suuqa hoose ee Seattle ilaa Lake Washington. Xaafad ahaan, “Rainier Valley” waxa inta badan lagu tiriyaa qaybaha waqooyi iyo badhtanka ee dooxada, laakiin magaca marmarka qaar waxa loo isticmaalaa dhererka dooxada oo dhan oo ay kujirto xaafadaha sida Magaalada Columbia iyo Rainier Beach. Deggeneyaasha Coast Salish waxay ku lahaayeen raad-reeb soo jireen ah dooxada oo dhan iyo guryo dhawr ah oo kala jiidan oo leh geedka sidaar (cedar) oo ku yaala xeebaha harada. Dadkii aan Hindida ahayn ee degey meeshu waxay soo galeen 1850kii laakiin deegaanadu way gaabinayeen ilaa kayntii looxa ahayd ee waawaynayd ee dooxada la jaray laguna googooyey mishiinka alwaaxda deegaanka. Jidka Tareenka Korontada Rainier Avenue, oo laga dhisay jidka maanta Rainier Avenue S, ayaa u furay dooxada dhisidda daafaha magaalada iyo markii dambe magaaleynta meeshaba. Khadka tareenku wuxuu gaadhay Magaalada Columbia 1891 Renton-na 1896 wuxuu ahaa isku xidh muhiim ah ilaa laga baxay 1937. Rainier Valley waxay inbadan hooy u ahayd muhaariin badan, oo Talyaani Maraykanka iyo Jabbaaniis Maraykanku ugu badnaayeen kahor Dagaalkii labaad ee Adduunka (iyada oo goobjoog u aheyd karantinimeyntiijabbaaniiska Maraykanka noqday). Wakhtiyadii dhaqaale koboca ee lagu jiray ama ka dambeeyey dagaalku waxay keeneen deggeneyaal badan. Afrikaanka Maraykanka ah ayaa ka soo guurayey gobol kale iyo Badhtanka Seattle. Baryahan dambe, mawjado cusub oo muhaajiriin ah oo ka yimid Koonfurta Maraykanka iyo koonfur-bari Eeshiya ayey Rainier Valley hoy u noqotay.


Sources:

Mabel Abbot, "History of Rainier Valley, Like That of Its Railway, Complicated and Checkered," undated newsclipping, Dubuar Scrapbook No. 116, p. 44, Microfilm A2946, University of Washington Special Collections; "Seattle South," USGS 7.5 minute quadrangle map, 1983; Carey Summers, compiler, Centennial History, Columbia City, Rainier Valley: 1853-1991, (Seattle: The Author, 1991); David Buerge, "The Native American Presence in the Rainier Valley Area," typescript, undated, Rainier Valley Historical Society, Seattle; David Buerge, "Indian Lake Washington," The Weekly, August 1-August 7, 1984, pp. 29-33; Leslie Blanchard, A History of the Seattle Street Railway System: 1884-1919, (Seattle: Puget Sound Railroader, 1960), pp. 42-45; Lucile McDonald, "Old-Timers Tell More of Early Days Around Lake," The Seattle Sunday Times, February 26, 1956, Magazine Section, 8; "Adopt One Name for the Valley," Seattle Post-Intelligencer, October 6, 1909; The Citizen Christmas Annual, (Seattle: The Rainier Valley Citizen, 1915); Lucile McDonald, "Big Landslide in 1898 Closed Pioneer Sawmill," The Seattle Sunday Times, January 22, 1956, Magazine Section 10; Roger Sale, Seattle Past to Present, (Seattle: University of Washington Press, 1976); HistoryLink.org Online Encyclopedia of Washington State History, "Albert Dean Rosellini" (by Walt Crowley), http//:www.historylink.org/ (accessed March 2001). Note: This essay was revised on October 27, 2011.


Licensing: This essay is licensed under a Creative Commons license that encourages reproduction with attribution. Credit should be given to both HistoryLink.org and to the author, and sources must be included with any reproduction. Click the icon for more info. Please note that this Creative Commons license applies to text only, and not to images. For more information regarding individual photos or images, please contact the source noted in the image credit.
This work is licensed under a Creative Commons Attribution-NonCommercial-NoDerivs 3.0 Unported License
Major Support for HistoryLink.org Provided By: The State of Washington | Patsy Bullitt Collins | Paul G. Allen Family Foundation | Museum Of History & Industry | 4Culture (King County Lodging Tax Revenue) | City of Seattle | City of Bellevue | City of Tacoma | King County | The Peach Foundation | Microsoft Corporation, Other Public and Private Sponsors and Visitors Like You