Jasiiradda Pritchard Island

  • By David Wilma
  • Posted 3/20/2001
  • HistoryLink.org Essay 3119
See Additional Media

Jasiiradda Pritchard Island, waa jasiirad yar oo ku taal xeebaha Lake Washington, waxay ahayd goobta tuulada Hindida Duwamish ee loo yaqaanay tleelh-chus (“jasiirad yar”) facyo kahor intayna dageyaashii ugu horreeyey Maraykanku soo galin meesha 1860dii. Waxa loo bixiyey magaca jasiiradda Pritchard markii Alfred J. Pritchard uu yeeshay ee 1900 kana sameeyay dhismeyaal guryo ah taasoo la gaadhsiiyey buundo-cageedka dul marta biyo-fadhiisinka kala qaybiya jasiiradda iyo xeebtadhul-waynaha harada. Meesha waxa lagu daray Magaaladda Seattle 1907. Toban sano kadib, yaraanshaha biyaha Lake Washington oo ay ugu wacan tahay furista Gacanka Markabka Lake Washington ayaa faaruqiyey biyo-fadhiisinka, ku xidhaya jasiirada dhulwaynaha. Xiitaa kahor intaan harada la dhimin, Pritchard, oo ah shirkadda nashqadaha dhulka Olmsted Brothers, iyo dad badan oo meesha deggeniba waxay ku doodeen inay tahay in Magaaladu ku yeelato beer iyo xeeb Jasiiradda Pritchard. 1930dii, Magaaladu waxay la wareegtay dhulkii meeshii hore biyo-fadhiisinka u ahayd waxayna ka dhistay Xeebta Jasiiradda Pritchard iyadoo kaalmo ka helaysa WPA.


Sources:

Don Sherwood, "Pritchard Island Beach," Interpretive Essays on the History of Seattle Parks, Handwritten bound manuscript dated 1977, Seattle Room, Seattle Public Library; Don Sherwood, "Beer Sheva Park," Ibid; David Buerge, "The Native American Presence in the Rainier Valley Area," typescript, undated, Rainier Valley Historical Society, Seattle; David Buerge, "Indian Lake Washington," The Weekly, August 1-August 7, 1984, pp. 29-33.
Note: This essay was revised on October 28, 2011.


Licensing: This essay is licensed under a Creative Commons license that encourages reproduction with attribution. Credit should be given to both HistoryLink.org and to the author, and sources must be included with any reproduction. Click the icon for more info. Please note that this Creative Commons license applies to text only, and not to images. For more information regarding individual photos or images, please contact the source noted in the image credit.
This work is licensed under a Creative Commons Attribution-NonCommercial-NoDerivs 3.0 Unported License
Major Support for HistoryLink.org Provided By: The State of Washington | Patsy Bullitt Collins | Paul G. Allen Family Foundation | Museum Of History & Industry | 4Culture (King County Lodging Tax Revenue) | City of Seattle | City of Bellevue | City of Tacoma | King County | The Peach Foundation | Microsoft Corporation, Other Public and Private Sponsors and Visitors Like You