Lakeridge Park waxay ku fadhidaa in kabadan 35 akar oo kamida Taylor Creek iyo Deadhorse Canyon koonfur-bari Seattle. Beertu waxay ku taal koonfurta isgoyska 68th Avenue S iyo Rainier Avenue S aaga meelaha ugu dambeeya magaalada Seattle. Dooxa waxa loogu magac daray Taylor Mill, oo ah warshada looxda ee qarnigii sagaal iyo tobnaad ku taalayxeebta Lake Washington. Dooxada uu marayo daadka harada ku shubmaaayaa loogu magacdaray faras meesha badanka iman jiray oo ku dhintay jarka dooxa. Camirraha la yidhaa E. S. Goodwin ayaa sawirayxaafadda Lakeridge 1920dii, Magaalada Seattle-na waxay ka aasaastay xaafada Lakeridge Park dooxadii loo yaqaanay Deadhorse Canyon 1940dii. Sannadahan dhawaa, beerta, laagta, iyo dooxa waxay ahaayeen goobta lagu qabtay barnaamij ujeedadiisu ay aheyd, soo nooleynta dooxada magaalada oo loola jeeday dib u soo nooleynta kalluunka hilibka cas ee dooxada si u ugax u abeero.
Lakeridge Park iyo Taylor Creek (Seattle)
- By David Wilma
- Posted 3/21/2001
- HistoryLink.org Essay 3120
Sources:
"Taylor Creek Highlights Urban Creeks Legacy," News Release, Seattle Public Utilities, March 31, 2000, (www.ci.seattle.wa.us/util/NRELEASE/nr-00-22.htm); William Dietrich, "As Once-forgotten Creeks Make a Comeback, Seattle Considers Its Values," The Seattle Times, April 16, 2000, (www.seattletimes.nwsource.com); Don Sherwood, "Lakeridge Park & P.G.," Interpretive Essays on the History of Seattle Parks, Handwritten bound manuscript dated 1977, Seattle Room, Seattle Public Library, Seattle, Washington.
Note: This essay was revised on October 31, 2011.