Seward Park waa xaafad koonfur-bari Seattle kaga taala taasoo magaceeda laga keentay beerta magaalada oo ku taalay Bailey Peninsula oo ku taal Lake Washington. 1911, afar sano kadib ku daristii in badan oo kamida waxa hadda la yaqaan koonfur-bari Seattle, Dolada Hoose, waxay kala wareegtey jasiirad la moodkii qoyska Baily si ay dhisaan beer loogu magac daro Xoog-hayaha Arimaha Debadda Maraykanka William H. Seward (1801-1872), oo lagu xasuusto u doodista iibsiga Maraykanka ee Alaska. Agagaarka oo magaca ka qaatay beerta waxay noqdeen sakad-sime. Dhammaystirka Jidhka Wayn ee Lake Washington-na wuxuu horumariyey gaadhista meeshaa. Halka xaafado badan oo Seattle ku yaala oo ay magacaabeen maalgaliyayaasha hantida ma-guurtada ah ay lahaayeen xuduudo cad, Seward Park wuu wareegay kadib dhiseyaasha magacuna wuxuu ka yaabiyey qaybo kamida Brighton Beach, Magaalada Hillman, iyo Lakewood labada dhinac ee Sakadda Koonfurta Orcas. Meeshu qoomiyd ahaan iyo dhaqaale ahaanba way kala duwan tahay waxayna xarunu tahay bulshada Yuhuudda ah ee Seattle.
Xaafadaha Seattle: Seward Park – Taariikh Kooban
- By David Wilma
- Posted 3/28/2001
- HistoryLink.org Essay 3143
Sources:
"Lakewood Community Club," brochure, 1948, Rainier Valley Historical Society, Seattle; David Buerge, "Indian Lake Washington," The Weekly, August 1, 1984, pp. 29-33; Don Sherwood, "Seward Park - Graham Peninsula," Interpretive Essays on the History of Seattle Parks, Handwritten bound manuscript dated 1977, Seattle Room, Seattle Public Library; Don Sherwood, "Genessee P.F., Wetmore Slough," Ibid.; Don Sherwood, "Stanley S. Sayres Memorial Park," Ibid.; Don Sherwood, "Brighton Playfield," Ibid.; David Buerge, "The Native American Presence in the Rainier Valley Area," typescript, undated, Rainier Valley Historical Society, Seattle; David Buerge, "Indian Lake Washington," The Weekly, August 1-August 7, 1984, pp. 29-33; Paul Dorpat, Seattle Now and Then, (Seattle: Tartu Publications, 1984), 82; Lucile B. McDonald, The Lake Washington Story, (Seattle: Superior Publishing Co., 1979), 23, 87, 88; Redick H. McKee, "Road Map of Seattle and Vicinity," 1890, Seattle Public Library; "Guide Map of the City of Seattle, Washington Territory," ca. 1888, brochure, Seattle Public Library; "Anderson's New Guide Map of the City of Seattle and Environs," July 1890, Seattle Public Library; Mark Higgins, "Large Jewish Population Calls Diverse Community Home," Seattle Post-Intelligencer, December 20, 1997, (seattlep-i.nwsource.com); "Galland Center," Metropedia Library, (www.Historylink.org); David Wilma interview with Grover Haynes, president, Lakewood-Seward Park Community Club, March 31, 2001, Seattle, Washington.
Note: This essay was revised slightly on November 4, 2011.