Xaafadaha Seattle: Mount Baker – Taariikh Kooban

  • By Junius Rochester
  • Posted 7/23/2001
  • HistoryLink.org Essay 3433
See Additional Media

Bulshadad Mount Baker ee Seattle waxay ku taala Lake Washington koonfurta-bari ee suuqa hoose u dhaxaysa Leschi iyo Lakewood/ xaafadaha Seward Park. Taagan harada ka sarreeyaa, ee leh aragtiyo Cascade Range xagga bariga waqooyiga harada oo dhan Rainier Valley iyo Olympic Mountains-na galbeed ka xigaan, waxa loogu magac daray folkaanaha Cascades-ka Waqooyin kaasoo qudbigiisa 10,788 fiit ah joog ahaan ee barafku qariyey ay ka muuqato waqooyi-bariga fog. Meeshu waxay ahayd mid mar dambe ku soo biirtaykorriinka Seattle, oo ku bilaabantay goob mishiinka alwaaxda markii dadaaladii googoynta alwaaxda loo soo raray koonfur lagana soo raray xaafaddii hore ee u dhawayd suuqa hoose. Mount Baker may soo bixin iyadoo ah bulsho guryo xaafadeed ilaa kadib 1905, markaasoo horumariye J. C. Hunter uu shaqaalaysiiyey shirkadda Olmsted Brothers si uu u nashqadeeyo xaafad beer u eg jid ballaadhan oo xoodan. Hunter wuxuu u qoondeeyey dhul Kooxda Bulshada Mount Baker, taasoo ahayd xarun bulsheed iyo shacab in kabadan qarni. Marka lagu daro deggeneyaasheeda dabaqadda sare, meeshu waxay hooy u ahayd Sicks’ Stadium iyo kooxda baseball-ka Seattle Rainiers sannado badan, ilaa 1850 diina waxay ahayd goob lagu qabto tarkanka diyaaradaha biyaha harada. Inkastoo ay jireen dhacdooyinka ciyaaraha buuqa lihi, Mount Baker waxay sii haysatey sumcaddeedii xaafad daqabada sare ah ahaan oo leh guryo qurux badan iyo muuqaalo layaab elh.


Sources:

Dick Follis, www.mountbaker.org (Seattle: Internet, 2000); Robert Hitchman, Place Names of Washington (Tacoma: The Washington State Historical Society, 1985); Brandt Morgan, Enjoying Seattle's Parks (Seattle: Greenwood Publications, 1979); Walt Crowley, National Trust Guide: Seattle (New York: John Wiley & Sons, Inc., 1998); Roger Sale, Seattle: Past to Present (Seattle: University of Washington Press, 1976); Emmett Watson, Once Upon a Time in Seattle (Seattle: Lesser Seattle Publishing, 1992); Paul Dorpat, Seattle: Now & Then, Vols I, II, III (Seattle: Tartu Publications, 1984-1999); Clarence B. Bagley, History of King County (Chicago-Seattle: The S.J. Clarke Publishing Company, 1929); Leslie Blanchard, The Streetcar Railway Era in Seattle (Forty Fort, PA, Harold Cox Publishing, 1968).
Note: This essay was corrected and revised on October 28, 2011.


Licensing: This essay is licensed under a Creative Commons license that encourages reproduction with attribution. Credit should be given to both HistoryLink.org and to the author, and sources must be included with any reproduction. Click the icon for more info. Please note that this Creative Commons license applies to text only, and not to images. For more information regarding individual photos or images, please contact the source noted in the image credit.
This work is licensed under a Creative Commons Attribution-NonCommercial-NoDerivs 3.0 Unported License
Major Support for HistoryLink.org Provided By: The State of Washington | Patsy Bullitt Collins | Paul G. Allen Family Foundation | Museum Of History & Industry | 4Culture (King County Lodging Tax Revenue) | City of Seattle | City of Bellevue | City of Tacoma | King County | The Peach Foundation | Microsoft Corporation, Other Public and Private Sponsors and Visitors Like You