Laanta Rainier Beach, Maktabadda Dadwaynaha ee seattle, waa laanta maktabada koonfur-bari ugu xigta. Waxay ku taalaa 9125 Rainier Avenue S, laanta asaaskeedu wuxuu ka soo jeedaa dukaanadii wadada saarnaaee la furay 1928kii lana xidhay afar sano kadib Dhaqaale Burburkii Waynaa (Great Depression) awgii. Xaafaddu waxay dabadeed soo martay 34 sano oo bilaa maktabad ah ilaa laan laga furay 57th Avenue S 1966kii. Laanta Rainier Beach waxay u guurtay dhismeyaal waawayn, iyo dhismihii duugoobey ee Sea-First Bank ee ku yaaley Rainier Avenue, 1974kii. 1981 laantu waxay heshay dhisme cusub kaasoo ahaa ka ugu ballaadhan laamaha markii la dhisay. Iyadoo ay ugu wacan tahay xajmigiisa iyo cusaybkiisa, Laanta Rainier Beach wuxuu noqday kii u dambeeyey ee dib loo qaabeeyo iyadoo qayb ka hayd iibinta boonka “Libraries for All”. Laakiin dib u dhacyo mashaariicda kale ah ayaa keenay bilawga 2002, laantii dib loo qaabeeyeyna waxa la furay Jeeniweri 2004.
Laanta Rainier Beach, Maktabadda Dadwaynaha ee Seattle
- By David Wilma
- Posted 12/06/2002
- HistoryLink.org Essay 4038
Sources:
"Rainier Beach Library -- Annual Reports," folder, Seattle Public Library Archives; "Rainier Beach Library - Open House," folder, Seattle Public Library Archives; "New Rainier Beach Library Open House On Feb. 15," Beacon Hill News, February 4, 1981, newsclipping, Seattle Public Library Archives; "Sculpture Will Reflect Principal's Love Of Books," Beacon Hill News, February 6, 1985, p. 4; Seattle Public Library website (http://www.spl.org/); "Seattle Public Library Directory of Staff, 1967-1970" (bound toether, Northwest History Collection, The Seattle Public Library; Library Board of Seattle, Minutes of Proceedings, Vols. 5 (1934-1944), 6 (1945-1951), 7(1952-1957), 8 (1958- 1961), 9 (1962-1966), 10 (1967-1970), 11 (1971-1973), 12 (1974-1976), 13 ( 1977-1978), Seattle Room, Central Branch, Seattle Public Library, Seattle; Karen Spiel, email to Paula Becker, February 14, 2009, in possession of Paula Becker, Seattle, Washington; Daria Cal, email to Paula Becker, February 19, 2009, in possession of Paula Becker, Seattle, Washington.
Note: This essay was updated on May 30, 2005, on September 10, 2008, and on April 26, 2009, and was revised slightly on November 2, 2011.