4 Ogosto, 1990, Pista sa Nayon, oo ah dabbaal-deg sannadle ah ooy sameeyaan Filibiiniyiinta Maraykanka oo leh, cuntooyin dhaqameed, farshaxan, xirfado, iyo maaweelo, ayaa waxa lagu qabtay markii u horaysay Gago ciyaareedka Rainier ee Seattle, cidhifka Goobta S Rainier iyo Sakadda Alaska S. Magaca dhacdada, waxa laga turjumay Tagalog, oo ah luuqadda reer Filibiin, macnaheeguna yahay “xafladda magaalada.” Markii loo raray garoonka Beerta Seward 1995, waxay soo jiidatay kumaan kum dad ah sannad kasta waxa ay ugu yeedhay Cindy Cawaling, guddoomiyaha 2010 ee Pista, “kulanka qoyska ee lama huraanka ah ee hab hore oo layaab leh.”
Xafladda bulshada Filibiiniga, Pista sa Nayon, waxa markii u horaysay lagu qabtay Seattle 4 Ogosto, 1990.
- By Cassandra Tate
- Posted 8/23/2010
- HistoryLink.org Essay 9528
Sources:
Cindy Cawaling, "History of Pista sa Nayon," Pista sa Nayon website accessed August 2010 (www.pista.org); "Daily Briefing," The Seattle Times, July 31, 1992, p. B-3; "More Weekend Festivals," Ibid., July 19, 2007, p. H-5; Tony Kay, "Pista sa Nayon: Filipino Pride, Cute Little Old Ladies, and Rock and Roll," August 9, 2010, The SunBreak website accessed August 2010 (http://thesunbreak.com).