1947, Kooxda Xeegada Gobolka Fir waxa aasaaasay koox jinsi ahaan kala duwan oo 15 rag iyo dumarba leh kuwaasoo, jinsigooda darteed, aanay soo dhawayn kooxaha xeegada markaas Seattle ka jiray. Maadaama ooy noqdeen Kooxdii Xeegada ee Afrikaanka Maraykanka ah ee u horaysay ee magaalada, waxay wadada u xaadheen kooxo badan oo dadka tirada yari leeyihiin in loo oggolaado garoomada gobolka. Kooxdu mar dambe waxay abuurtay Ururka Xeegada Gobolka Fir si ay sare ugu qaado ka qaybqaadashada dhalinta ee xeegada iyo bulshadaba.
Kooxda Xeegada ee Gobolka Fir waxa laga aasaasay Seattle 1947.
- By Elise Fogel
- Posted 9/03/2010
- HistoryLink.org Essay 9531
Sources:
“Fir State Golf Club History,” Fir State Junior Golf Foundation website accessed August 15, 2010 (http://firstatejuniorgolf.org/); “Negro Golfers Ask Right to Join Public Clubs,” The Seattle Daily Times, Tuesday, July 22, 1952, p. 8; “Public Golf Meets Should Be Open To All,” Ibid, July 23, 1952, p. 25; William F. Steedman, “Tee Talk: City Association Faces Race-Discrimination Issue,” Ibid, February 28, 1954, p. 36; “Fir State Celebrates 50 Years,” The Seattle Times, August 15, 1997 (http://community.seattletimes.nwsource.com/); “Spotlight -- Luscious Dean -- Fir State Golf club Member,” Ibid, May 26, 1999 (http://community.seattletimes.nwsource.com/).