Dugsiga Soomaalida ee Maalmaha fasaxa (Seattle) wuxuu qabtay xiisadihiisii u horeeyey 8 Janaayo, 2010.

  • By Jennifer Ott
  • Posted 11/25/2010
  • HistoryLink.org Essay 9639
See Additional Media

8 Janaayo, 2010, Dugsiga Soomaalida ee Maalmaha fasaxa wuxuu qabtay xiisadihiisii u horeeyay. Dugsigan gaarka loo sameeyey wuxuu ku yaal Galbeedka Seattle meel uu siiyay Dugsiga Dhexe ee Caalamiga ee Denny. Goobta 30aad 8402 SW. xiisaduhu waxay baxaan Sabtida iyo Axadda. Barnaamijku wuxuu ku bilaabmay wada shaqayn ka dhaxaysa maamulaha Dugsiga Caalamiga ee Dhexe, Jeff Clark, iyo laba Soomaali Maraykan oo ka socda Bulshada Qodobka Sare, waxaanu raadinayey caawinta ardayda Soomaalida muhaajiriinta si ay ula qabsadaan dugsiyada Maraykanka, u horumariyaan guulahooga tacliineed, iyo ku dhiirigaliyo iyaga inay ilaa jaamacad sii wadaan barashada.


Sources:

Jennifer Ott interview with Mohamed Roble, November 2, 2010, Seattle; "City Stream," May 6, 2010, Seattle Channel website accessed November 19, 2010 (www.seattlechannel.org/videos/video.asp?ID=3071018&start=1:34); "Denny International Middle School's New Somali Partnership," West Seattle Blog, January 24, 2010, website accessed November 19, 2010 (http://westseattleblog.com/2010/01/denny-international-middle-schools-new-outreach-to-somali-families).


Licensing: This essay is licensed under a Creative Commons license that encourages reproduction with attribution. Credit should be given to both HistoryLink.org and to the author, and sources must be included with any reproduction. Click the icon for more info. Please note that this Creative Commons license applies to text only, and not to images. For more information regarding individual photos or images, please contact the source noted in the image credit.
This work is licensed under a Creative Commons Attribution-NonCommercial-NoDerivs 3.0 Unported License
Major Support for HistoryLink.org Provided By: The State of Washington | Patsy Bullitt Collins | Paul G. Allen Family Foundation | Museum Of History & Industry | 4Culture (King County Lodging Tax Revenue) | City of Seattle | City of Bellevue | City of Tacoma | King County | The Peach Foundation | Microsoft Corporation, Other Public and Private Sponsors and Visitors Like You