1973, Xarunta Samoa-ga Seattle waxa laga furay El Centro de la Raza, waa xarun bulshada Chicano/Latino, ee ku taal Minnaarada Taagga Waqooyi. Xaruntu waxay ka shaqaysaa baahida bulsheed ee bulshada Samoa waxayna siisa adeeg ka caawinaya xubnaha bulshada muhaajiriinta inay la qabsadaan bulshada maraykanka. Sannadka oo dhan, xaruntu waxay bixinaysay borogaraamayn dadka da’da ah iyo daryeel dhalinyarta sidoo kale xiisado dhaqaneed carruurta ah. Xaruntu waxay aad u raadinaysay mashaariic deeq ah si ay u xalliyaan dhibaatooyinka bulshada daashaday sida daroogada iyo ciyaalu-suuqnimada. Xaruntu waxay gudbisaa codka bulshada waxayna aad u xasuusisaa Seattle iyo dadkeega mawaadiicda taagan ee faqriga, shaqo la’aanta, Qoris/Akhris la’aanta Ingiriisiga, iyo ka saaqidista dugsiga sare oo aafaysay bulshada Samoa-ga.
Xarunta Samoan-ka Seattle waxa laga furtay El Centro de Raza 1973.
- By Kathleen Kemezis
- Posted 11/30/2010
- HistoryLink.org Essay 9652
Sources:
Constantine Angelos, “Grants Given to Help Neighborhoods,” The Seattle Times, September 8, 1993; David B. Berrian, "The Samoan Community in Seattle: A needs assessment," 1980, City of Seattle, Department of Human Resources; Cassie Chinn, “Narrative Report: Asian Pacific Islander Americans in Southeast Seattle,” December 15, 2009, The Wing Luke Asian Museum, Seattle, Washington; Kathleen Kemezis telephone interview with Pastor Washington Talaga, November 19, 2010, Seattle; Deni Yamauchi Luna, “Pacific Islanders and Smoking,” Northwest Asian Weekly, October 14, 1993, p. 1; Barbara Burns McGrath, “Seattle Fa'a Samoa (Samoans in Seattle, Washington)” The Contemporary Pacific, Vol. 14, No. 2 (Fall 2002); Scott Maier, “3 of 4 Samoans Here Out of Work,” The Seattle Times, February 14, 1978, p. A-1.