14 Maayo, 2005, Xarunta Bulshada Dhulka sare ee Lao, oo ah mashruuc Iskaashiga Dhulka sare ee Lao, wuxuu ka furmay koonfurbari Seattle meel u dhaw Garoonka Othello. Xarunta bulshadu, ee ku taal Sakadda Bozeman 3925 S, waa tii ugu horaysay ee nooceega ah waxayna ku timi dadaadka wadajir ah ee dadka Hmong, Mien, iyo Khmu, oo dhamaan ah muhaajiriinta ka yimi Laos. Waxay siisaa adeeg bulsho kooxahan, waxaana meesha loo dajiyay si ay ugu adeegto. Xaruntu waxay siisaa dhalinyarta iyo dadka waawayn barnaamijyo waxay aad uga shaqaysaa ilaalinta hiddaha u gaarka ah dadka Qabiilada Taagga Laos. Si uu xarunta u dhiso, Iskaashiga Dhulka sare ee Lao wuxuu ka helay talo sharci iyo ganacsi Iskaashiga Ku-meelgaadhka Horumarinta Bulshada.
Xarunta Dhulka sare ee Bulshada Lao waxa laga furay Koonfurbari Seattle 14 Maayo, 2005.
- By Kathleen Kemezis
- Posted 11/30/2010
- HistoryLink.org Essay 9653
Sources:
Cassie Chinn, “Narrative Report: Asian Pacific Islander Americans in Southeast Seattle,” December 15, 2009, The Wing Luke Asian Museum, Seattle, Washington; John Iwasaki, “Lao Hill Tribes Open Community Center,” Seattle Post Intelligencer, May 14, 2005, p. Saeedeh Jamshidi, “Emerging Community Breaks Ground,” Northwest Asian Weekly, July 3, 2004, p. 3; Nhien Nguyen, “Lao Hill Tribes Come Together to Build New Center,” The International Examiner, July 7, 2004, p. 3; Eric Pryne, “New South-End Light-rail Line Clears Way for an MLK Makeover,” The Seattle Times, April 20, 2008; Joyce Yiu, “It’s Home Sweet Home for Lao hill Tribes,” Northwest Asian Weekly, May 21 2005, p. 15.