Ogosto 1993, reer Samoa-ga deggen Seattle waxay isugu yimaadeen Garoonka Beerta Jefferson markiisii u horeeysay ee “Aso Mo Samoa” ama Maalinta Bulshada reer Samoa. Maalintii dhan reer Samoa waxay u dabbaal-degayeen dhaqankooda waxayna xusayeen xidhiidhka siyaasadeed ee ka dhexeeya reer Samoa-ga Maraykanka ah iyo Maraykanka. Arrintu maalintoo dhan waxay ahayd xaflado dhaqameed iyo qoobka-ciyaar, cuntada jasiiradda, iyo xiitaa ciyaaro kirikit ah, baashaalka fiican ee dadka reer Samoa.
“Aso Mo Samoa” ama Maalinta Bulshada Samoan waxay ka bilaabantay Garoonka Beerta Jefferson ee Seattle Ogosto 1993.
- By Kathleen Kemezis
- Posted 11/30/2010
- HistoryLink.org Essay 9654
Sources:
Cassie Chinn, “Narrative Report: Asian Pacific Islander Americans in Southeast Seattle,” December 15, 2009, The Wing Luke Asian Museum, Seattle, Washington; George Foster, “Samoa Comes to S. Holly St. (Taamu Faiumu became chief),” Seattle Post-Intelligencer, August 1, 1975, p. A-5; J. J. Jensen, "Pasefika Helps Celebrate Pacific Islanders' Heritage," The Seattle Times, August 13, 2004, p. E-2; Phuong Cat Le, “A Swinging Sport for the Whole Family.” Seattle Post-Intelligencer, August 18, 2001, p. A-1; Barbara Burns McGrath, “Seattle Fa'a Samoa (Samoans in Seattle, Washington),” The Contemporary Pacific, Vol. 14, No. 2 (Fall 2002); David A. Takami, Shared Dreams: A History of Asians and Pacific Americans in Washington State (Seattle: Washington Centennial Commission, 1989); Teresa Talerico, “Samoans Celebrate their Roots,” Seattle Post-Intelligencer, Aug 29, 1998, p. C-1.