Maktabadda Dadwaynaha ee Seattle, Laanta xaafada Beacon Hill, waxay ku taalaa xaafada Beacon Hill addreyska 2821 Beacon Avenue S. Dhismaha waxa maalgaliyay afdidii 1998dii ee loo yaqaanay “Libraries for All'ama dhamaan dadweynuhu ha hellaan maktabado. Laanta waxa looga furay 1945kiimeel adareyskeedu yahay 2708 Beacon Avenue S. qaab tijaabo ah, xubnaha kooxaha bulshaduna waxay biiriyeen wakhti iyo lacag si ay u suurogaliyaan laanta. Beacon Hill wuxuu noqday laan taabbo-gashay 1947kii, 1962-na wuxuu u guuray tukaan tafaariiqeed oo la beddelay oo ku yaala 2519 15th Avenue S. Lix sano kadib dab dhismaha ku xiga qabsaday ayaa ugu dhawaan baabiiyey laanta, laakiin roob culus ayaa badbaadiyey. Waxaanu ku yaalay meeshaa wadada saaran in kabadan 40 sano. Dhismaha imika, uu nashqadeeyey Nashaqadeeyayaasha Carlson, waxa la furay Julaay 10, 2004. Wuxuu saddex jeer ka wayn yahay kii hore waxaana kamidda kooxa kutaba oo gaarra, oo ku qoran afShiine, Fiitnaam, Isbaanish, iyo Taagaloog, oo muujinaya qaar kamida kala duwanaanshaha dhaqameed ee xaafadda Beacon Hill taasoo uu u adeego.
Laanta Beacon Hill, Maktabadda Dadwaynaha Ee Seattle
- By Alan J. Stein
- Posted 12/10/2000
- HistoryLink.org Essay 2867
Sources:
Susan Boyle et al., Draft "Landmark Nomination of the Susan J. Henry Library" (Seattle: BOLA Architecture + Planning, October 2000); Census data from City of Seattle, King County, and U.S. Bureau of the Census reports; Laboratory Writing Class of Cleveland High School, The Duwamish Diary, 1849-1949 2nd Edition (Seattle: Cleveland High School, 1949); Roger Downey, "The Last Neighborhood," The Weekly, July 28, 1982; Norma O'Brien, "Beacon Hill Station Library," The Flash Vol. 24, No. 2 (October 1965); Passport to a Better Beacon Hill: North Beacon Hill Action Plan, Phase I (June 1993); HistoryLink.Org Online Encyclopedia of Washington State History, "Beacon Hill Branch, The Seattle Public Library, opens on July 10, 2004," (by Paula Becker), http:www.historylink.org/ accessed January 15, 2009;"Seattle Public Library Directory of Staff, 1967-1970" (bound together, Seattle Room Collection, The Seattle Public Library; Seattle Public Library uncataloged archival materials, Box 4, "Personnel Staff Day," folders "Staff Directory 1950," and "Staff Directory 1956," and "Staff Directory 1960-1969," and unmarked folder containing staff directories 1970-1977, Seattle, Washington; Library Board of Seattle, Minutes of Proceedings, Volumes 5 (1934 - 1944), 6 (1945 - 1951), 7(1952 - 1957), 8 (1958 - 1961), 9 (1962 - 1966), 10 (1967 - 1970), 11 (1971 - 1973), 12 (1974 - 1976), 13 ( 1977- 1978), Seattle Room, Central Branch, Seattle Public Library, Seattle; "Beacon Hill Library Annual Reports," Seattle Public Library Archives, Box 3 (Beacon Hill Branch, Broadview Branch), Seattle Room, Central Branch, The Seattle Public Library, Seattle, Washington; Wei Cai (The Seattle Public Library) email to Paula Becker, March 12, 2009, in possession of Paula Becker, Seattle, Washington.
Note: This essay was updated and revised on March 15, 2009, and revised slightly on November 5, 2011.