Degmada Rainier Pow Wow ee Seattle waxa la aasaasay 1934, iyadoo ah meel maalintoo dhan la joogo, dalxiiska bulshada oo dhami wuxuu ugu talo galay in niyadaha kor loogu qaado laguna hormariyo isku xidhnaanta badhtamihii Dhaqaale Burburkii Waynaa. Sida inaadeerkii, badhtanka magaalada Potlatch-ka Seattle, dhacdooyinku waxay ku luglahaayeen arrimo ganacsi, faan magaalo, raaxo qoys, iyo qalad tarjum dhaqanka Hindida. Potlatch waxay gabagabawday 1941, markii Maraykanku galay Dagaalkii Labaad ee Adduunka. Laakiin Pow Wow wuu sii socday ilaa 1992, waa muraayad muujinaysa wajiga bulshada oo isbedelaya iyo caalamka ku wareegsan. Dhalashada xilli adag, xafladdu waxay u keentay ganacsi tafaariiqleyaasha deegaanka 1930; wuxuu soo dedejiyey fikrado milatari iyo waddanimo 1940; ku darsantay, “qoyska ugu balladahan” loolankiisa xilligii Dhalashada Carruurta Badan(Baby Boom) 1950dii; kuna jiray “Dagaalkii Kooxaha Muusiga” 1960dii. Loolanadii maydhista quruxda waa laga tagay iyadoo la eegayo cabashooyinka ka imanaya taageerayaasha simista ragga iyo dumarka 1970dii. Boqoraddii Pow Wow iyo ilma boqor waxa loo tagay dhammaadkii 1980dii. Wakhtigii u dambeeyey Pow Wow waa la qabtay, Luulyo 1991, loolanka af dhaqaajinta carruurta yaryar wuxuu ahaa barnaamijka, oo la socoto “fiidyawga is-madadaalinta Karaoke.” Iska isbedeley hal isbeddele ilaa ka xiga, Pow Wow waxay u sii ahaatay bar muhiim ah ee xagaaga jiilal dadka deggen koonfurta Seattle.
Degmada Rainier Pow Wow (1934-1992)
- By Cassandra Tate
- Posted 9/03/2010
- HistoryLink.org Essay 9526
Sources:
HistoryLink.org Online Encyclopedia of Washington State History, "Seattle’s Potlatch Bug" (by Lorraine McConaghy), http://www.historylink.org/ (accessed August 2004); "Picnic Is Planned for Southeast," Rainier District Times, May 3, 1934, p. 1; "Date Changed on All Southeast Picnic to July 15," Ibid., June 7, 1934, p. 1; "Local Picnic Prize Races Are Postponed," Ibid., July 19, 1934, p. 1; "South End Clubs Will Sponsor Picnic Sunday," Beacon Hill News, July 13, 1934, p. 1; "Pow-Wow Plans To Be Discussed at Outdoor Dinner," Rainier Valley Times, July 4, 1935, p. 1; "Grand Picnic For Community," Beacon Hill News, July 5, 1935, p. 1; "Outboards To Be Feature Of Pow-Wow," Rainier Valley Times, July 18, 1935, p. 1; "Rainier-Beacon Pow-Wow All Set with Free Coffee, Prizes and Boat Races," Ibid., August 1, 1935, p. 1; "Beacon-R.V. Pow-Wow All Set For Aug. 2," Ibid., July 16, 1936, p. 1; "Nag Race Will Be Highlight of Picnic Sunday,"Ibid., July 30, 1936, p. 1; "Prize Winners in Pow-Wow Contest Asked To Come Forward for Prizes,"Ibid., August 6, 1936, p. 1; Gregory Roberts, "John L. O’Brien, 1911-2007," Seattle Post-Intelligencer, April 22, 2007 (www.newsource.com); Dick Lilly, "O’Brien, in Office Since ’39, Faces Challenge," The Seattle Times, September 6, 1990 (www.newsource.com); 1942 Pow Wow Program, John O’Brien Collection, Box 2, Rainier Valley Historical Society, Seattle; L. Myron Lindblom to Rainier Business Men’s Club, May 11, 1949, John O’Brien Collection, Box 2; Jack Steen to John O’Brien, April 19, 1957, John O’Brien Collection; "Ugh! Him Like Hot Dog," Seattle Star, August 4, 1946; Charles E. Brown, "Rainier’s Summer Pow Wow at the Shore -- Traditional Gathering Celebrated for 57th Year," The Seattle Times, June 30, 1990 (http://www.newsource.com/); Paul Talbert, email to Cassandra Tate, October 28, 2011, in possession of Cassandra Tate, Seattle.
Note: This essay was corrected and revised slightly on October 29, 2011.