Maalin Sabti, 22 Noofambar, 1947, tukaanka saa’idka-dagaalka oo la dhaho Chubby & Tubby (Goobta S Rainier3333 ) waxa toos looga furay Seatle. Ganacsigu – kaasoo markii hore salka ku hayay cariishyo bira oo milatari oo israacsan oo koornaha kaga yaal (hore waxay ahayd goob calaamad xarun gaas) agagaarka Dooxada Rainier-ta Seattle -- wuxuu xaqiiqdii furnaa 4 toddobaad. Laakiin waxay u muuqatay in labada mulkiile ee aadka u buur-buurani – Woodrow (“Woody”) “Tubby” Auge (d. 1989) iyo Irvin “Chubby” Frese (d. 1997) –- ay wali woxogaa dhibaato urureed haysato si ay u xaliyaan intaan arimuhu rasmi noqon: Runtii kuwii shantii toddobaad ee bilawga ee shirkadda ayaa loo yaqaanay “Tubby iyo Chubby.”
Tukaanka Chubby & Tubby saa’idka-dagaalka wuxuu Toos uga Furmay Seattle 22 Noofambar, 1947.
- By Peter Blecha
- Posted 8/25/2010
- HistoryLink.org Essay 9535
Sources:
Chubby and Tubby "War Surplus Specials," classified ad, The Seattle Daily Times, October 8, 1947, p.34; Chubby and Tubby "War Surplus Specials," classified ad, The Seattle Daily Times, October 6, 1947, p.28; Tubby and Chubby "Grand Opening," display ad, The Seattle Daily Times, November 21, 1947 p.45; Tubby and Chubby "Surplus," classified ad, The Seattle Daily Times, December 31, 1947, p.18; Jake Batsell and Sarah Anne Wright, "Variety Chain Chubby & Tubby Slipping into History?," The Seattle Times, December 14, 2002 (http://community.seattletimes.nwsource.com); Tubby and Chubby, display ad, The Seattle Times, May 3, 1984, p.55; Christine Frey, "Chubby & Tubby Slims Down as Owners Look for Buyer," December 17, 2002 (http://www.seattlepi.com); "A cherished part of old Seattle," editorial, The Seattle Times, December 19, 2002 (http://community.seattletimes.nwsource.com); Jake Batsell, "Legendary Chubby & Tubby plans to close this weekend," The Seattle Times, January 5, 2003 (http://community.seattletimes.nwsource.com).